#AAN #OOYEE #ALBAABKA #II #XIDHA
"Maxamed Ismaaciil -Barkhad-Cas"
(1925 - 1962)
...
Waxan ku dhasay juuq itoobiya Waxan ku barbaray somaliland Waxan wax ku bartay Jabuuti Waxan ku guursaday Jabuuti Waxan ku noolahay jabuuti)
Barkhad Cas
#AAN #OOYEE #ALBAABKA #II #XIDHA
"Maxamed Ismaaciil -Barkhad-Cas"
(1925 - 1962)
#Awoowgey ninkii indhaha tiray
Ninkii aabahay adoonsaday
Ninkii anigana i iibsaday
Ninkii ifka igu aduun tirey
Lidaan li'i baa ishaa i bidee
Haddaan ogohoon ka aarsan karayn
Haddaan Aadanow unuunka jarayn
#Ninkaa aragiisa uurkaan ka nebcee
Aan ooyee albaabka ii xira!
Isagoo Iglan jooga buu i diloo
Ushuu soo fidshaa i iimaysoo
Waa taa aramidu i oofa tirtee
Asaag li'i baa ishaa i bidee
Ninkaa aragiisa uurkaan ka nebcee
Aan ooyee albaabka ii xidha.
Nin ku siray wax kuu sheeg Nin ku digay kuma dilin
Nin ku digay kuma dilin