Dhabta Raaxo Taal Poem by Mukhtar Mohammoud

Dhabta Raaxo Taal



Dhirtu waxay da'daa
Dhabaq muud ahoo
Dhadhansiga macaan
-
Dadna waxa dhaqdimo
Ugu wacan dhismaha
Qofka kuu dhaweed
Dhibta qaybsataan
-
Ana kula dhashee
Dheef caashaqiyo
Dhabta raaxo taal
Run ku soo dhawoow

POET'S NOTES ABOUT THE POEM
Hees gaaban oo jacayl ah
COMMENTS OF THE POEM
READ THIS POEM IN OTHER LANGUAGES
1 / 1
Mukhtar Mohammoud

Mukhtar Mohammoud

Hargaisa somaliland
Close
Error Success