Hashoo nirigihiyo xeryaha
Habeen ka dhaxdoo dul timid
Higaada laguuxday olol
Hooyiyo sida beer wax tabay
.
Habsiin godolkeeda wacan
Hunguri gaagixinayoow
Dulmiga waad heli dhibtii
This poem has not been translated into any other language yet.
I would like to translate this poem
hasha iyo guulshaba heshee walaal allow aannu ku hagarbaxnaa aamiin