B - dhaha bilawgii aduunka
T - dana tarantiisa uunka
J - duna inta ay jirayso
X - duna xukun iyo xisaabta
Kh - dana khalad iyo saxdeeda
D - duna daw iyo danteeda
R - duna raxmada iyo raadka
S - oo sirta eebaheeen ah
Sh - dana khayr iyo sharkeeda
Dh - doo dhabta iyo runtiiya
C - oo in curdina tilmaaaanta
G - doo ah garaadka maanka
F - doo furihiyo afkiiya
Q - doo ah qaraar la gaadhay
K - doo karti iyo korayn ah
L - doo ah lahaan shaheeda
M - duna mulki iyo mudnaanta
N - doo cilmiga iyo nuur ah
W - doo ah warkii la sheego
H - doo hubsashiyo hanuun ah
Y - doo baaqa iyo yaab ah.
By: Mukhtar Mohammoud
Murjin
This poem has not been translated into any other language yet.
I would like to translate this poem