Timo Baar Madaw Poem by Mukhtar Mohammoud

Timo Baar Madaw

¤ Markuu bogto aadamuhu
¤ Habeen ka badhkii hurdada ''
¤ Badheedh uma wada arkee,
¤ Waxaan ku baraarugaaa
¤ Anoo timo baar madow ''
-
¤ Bogeeda ku seexdayoo,
¤ Baxnaano kalsooni deed,
¤ Intaan raaxada boqraday,
¤ Barkintu noo tahay mid qudha,
: -
¤ Markaan boodeen kacana
¤ Been bay noqotaa riyadu '
¤ Boog aan dhayay baa kacdoo
¤ Anoo bohol yoobayaaan
¤ Bustaha kali weheshadaa
-
By: Mukhtar Mohammoud
''''''''' Mur' jin ''''''''

POET'S NOTES ABOUT THE POEM
Hees jacayl ah oo lamagac baxday Timo baar madaw
COMMENTS OF THE POEM
Sallam Yassin 01 January 2016

allah akbar allow boholyawga iyo badbaado ka yeel qalbiga jacaylku bariinsadee u baaqaya tuu boqraday

0 0 Reply
READ THIS POEM IN OTHER LANGUAGES
Mukhtar Mohammoud

Mukhtar Mohammoud

Hargaisa somaliland
Close
Error Success